کتاب سے
متن کے ابتدائی صفحات۔ مکمل پڑھنے کے لیے اوپر کتاب کھولیں۔
ُمَا لاَ يَسَعُ المُسْلِمَ جَهْلُ
صوماليSoomaali
Gudiga Cilmiga ee Hogaanka Arrimaha Diiniga ah
ee Masjidka Xaramka iyo Masjidka Nabiga
Arrimo aysan haboonayn in
Muslimku kaJaahil ka ahaado
َ مَ اَلَ َيَ سَ عَ
َ المَ سَ لَ مََ جَ هَ لَ هَ
َ
Arrimo aysan haboonayn in
Muslimku kaJaahil ka ahaado
َ
َ
َ
ُاللَّجْنَةُ العِلْمِيَّة
ِبِرِئَاسَةِ الشُّ ؤُونِ ادلِّينِيَّةِ بِالمَسْجِدِ احلَرَام
ِوَالمَسْجِد
ِّانلَّبَوِي
َ
Gudiga Cilmiga ee Hogaanka Arrimaha Diiniga ah
ee Masjidka Xaramka iyo Masjidka Nabiga
2
بِسْمَِ
َ اللَ
َ الرَ حَ نَ
َ الرَ حَ يم
Arrimo aysan haboonayn in Muslimku
kaJaahil ka ahaado
HORDHAC
Mahad oo dhan Allaha Rabbul caalamiinka ah ayaa
iska leh, nabad gelyo iyo naxariis Allaha siiyo Nabiga
la soo diray isagoo naxariis u ah caalamka, Ehelkiisii,
Asaxaabtiisii, iyo intii ku raacday Sunadiisa kuna
hanuuntay hanuunkiisii ilaa Maalinta Qiyaame, intaa
ka dib:
Tani waa Risaalo kooban, ee koobtay waxyaabaha
ugu muhiimsan ee uu ugu baahan yahay Muslimku
Caqiidadiisa,
cibaadadiisa,
iyo
mucaamaladiisa,
Waxaanu u soo uruurinay dadka soo booqanaya
Labada Xaram ee sharafta leh, Rag iyo Dumarba, si ay
aqoon iyo aragti dheer ugu yeeshaan arrimaha
Diintooda, annagoo ka rajeynayna Allaha Kariimka ah
ee Manaanka ah inuu dadka ku anfaco, uuna ka dhigo
mid suuban, oo khaalis u ah Wajiga Ilaahay, isagoo ah
Masuulka ugu khayr badan ahna kan ugu kariimsan ee
تبصرے
ابھی کوئی تبصرہ نہیں۔ سب سے پہلے کوئی مفید بات شیئر کریں۔
متعلقہ
Arrimo waajib ah inay ilmaha Muslimiinta aqoon u leeyihiin
islamicmedia.tv
4 views · 5 months ago
عظماء في التاريخ
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
من أحكام صلاة المرأة في الحرمين
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
البرنامج اليومي للمسلمة في شهر رمضان
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
أحكام المرأة في الصلاة دراسة فقهية مقارنة
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
توحيد الألوهية أساس الإسلام
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
شرح رسالة القواعد الأربع
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
توحيد الرب
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
شرح خطبة الحاجة
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
إِلاَّ لِيَعْبُدُونِ - كيف يوحد القرآن وجهة الإنسان؟
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago