Libraryدستاویزات
Arrimo waajib ah inay ilmaha Muslimiinta aqoon u leeyihiin
Arrimo waajib ah inay ilmaha Muslimiinta aqoon u leeyihiin Source: IslamHouse.com
کتاب سے
متن کے ابتدائی صفحات۔ مکمل پڑھنے کے لیے اوپر کتاب کھولیں۔
2
Arrimo waajib ah inay ilmaha
Muslimiinta aqoon u
leeyihiin
3
Waxaan ku Billaabi Magaca Alle, Naxariistaha,
Naxariista Badan.
4
Bisinka Alle ayeynu ku billaabeynaa, ammaan iyo mahad dhammaanteed Alle
ayaa leh, intaa kaddib:
Kuwani waa arrimo aanay aheyn iney ubadka Muslimiintu ka jaahil ahaadaan
oo ka mid ah diinta Alle Kor ahaaye, waana xil saaran aabbayaasha iney baraan
ilmahooda tan iyo yaraanta. Waana hannaan habraac fiican leh oo fudud, oo ka
dhammeystiran xagga Caqiidada, Fiqiga, Siirada, Aadaabta, Tafsiirka, Xadiiska,
Akhlaaqda wanaagsan, Adkaarta, ku habboon inay bartaan dhallaanka yar-yar
iyo da’ kasta, iyo dadka ku cusub diinta Islaamka, waa duruus laga akhrin karo
guryaha, xaddaanooyinka, macaahidda, iyo dugsiyada Qur’aanka si loo xafid-
siiyo oo loogu sharxo ilmaha. Waxaan isugu duwey hadba culuumta is waafaq-
san, waxaana ka dhigay hab su’aal iyo jawaab ah; waayo sidan ayaa ugu fudud
ku baraarujinta qalbiga, oo si fudud loogu xafadsiin kara barbaarta, wuxuuna
macallinka iyo barbaariyuhu ka dooran hadba waxa ku habboon da’dooda oo ay
fahmi karaan.
Waxaan Alle ka baryayaa inuu ku anfaco dadka oo naga aqbalo dadaalkan.
Daliilka arrinkaanna:
Waa Qowlka Alle Kor ahaaye:
Xadiiska laga soo wariyey Cabdullaahi bin Cabbaas Allaha ka raalli noqdee
wuxuu yidhi: «Waxaan fadhiyey Nabiga sallallaahu calayhi wasallam gadaas-
hi maalin, markaasuu i yidhi: Maandhow, waxaan ku bari kelmado: Xafid Alle
wuu ku xafidiye, xafid Alle waxaad ka heli hortaadee, haddaad cid wax wey-
{Kuwa (Xaqa) rumeeyoow, ka dhowra nafihiinna iyo eheladdiina-
ba Naar lagu hurinaayo dad iyo dhagaxaan, oo ay u xilsaaran
yihiin Malaa’ig adag oo daran, aan ku caasiyin wuxuu Alle ku
amro, waxayna falaan wixii la amro}.
هۡلِيكُمۡ نَارٗا وَقُودُهَا ٱنلَّاسُ وَٱحۡلۡ ِجَارَةُ عَلَيۡهَا
َ
نفُسَ كُمۡ وَأ
َ
يُّهَا ٱذَّلَّ ِينَ ءَامَنُواْ قُوٓاْ أ
َ
﴿يَ ٰٓأ
مَرَهُمۡ وَيَفۡعَلُونَ مَا يُؤۡمَرُونَ﴾
َ
مَلَ ٰٓئِكَةٌ غِاَلَ ظٞ شِدَادٞ اَّلَّ يَعۡصُ ونَ ٱهَّللَّ َ مَآ أ
[Suuradda At-Taxriim: 6]
HORDHAC
تبصرے
ابھی کوئی تبصرہ نہیں۔ سب سے پہلے کوئی مفید بات شیئر کریں۔
متعلقہ
Ku camal falka sunnada iyo axaadiista Rasuulka s.c.w waa waajib Qofkii inkirana wuu gaaloobay
islamicmedia.tv
5 views · 5 months ago
Arrimo aysan haboonayn in Muslimku kaJaahil ka ahaado
islamicmedia.tv
2 views · 5 months ago
عظماء في التاريخ
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
من أحكام صلاة المرأة في الحرمين
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
البرنامج اليومي للمسلمة في شهر رمضان
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
أحكام المرأة في الصلاة دراسة فقهية مقارنة
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
توحيد الألوهية أساس الإسلام
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
شرح رسالة القواعد الأربع
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
توحيد الرب
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
شرح خطبة الحاجة
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago