LibraryBelgeler
Naxwaha carabiga oo kooban
Naxwaha carabiga oo kooban waxaan ka turjumay kitaabka la yiraahdo "Xeerarka afka carabiga oo kooban" الموجز في قواعد اللغة العربية ee uu qoray Siciid Maxamed Axmed oo loo yaqaan "Siciid Al-Afgaani". Mana wada turjumin naxwahaasi ee waan soo koobay. By: c.rizaaq maxamed cilmi, siciid Alafghaani Source: IslamHouse.com · c.rizaaq maxamed cilmi, siciid Alafghaani
Kitaptan
Metnin ilk sayfaları. Tamamını okumak için yukarıdaki kitabı açın.
Naxwaha carabiga oo kooban
Qore Siciid Maxamed Axmed “Siciid Al-Afgaani”
Turjume: Cabdirisaaq Maxamed Cilmi “ina Warfaa”
:
Fiiro gaar ah: Fadlan tixgali aayadaha Qur'aanka
ah ee qoraalkan la socda oo ha dhigin meel
dayacan.
Qof kasta ayaa xaq u leh inuu daabacdo tarjamada
naxwahan oo ma dhowrsana
1
Waxaa daabacay Kirja kerrallaan Helsinki Finland
Tusmada kitaabka
bogga
Hordhaca qoraha------------------------------- 7
Hordhaca turjumaha--------------------------- 8
Falalka-------------------------------------------11
Rogrogmadka---------------------------------- 12
Labada fal ee layaabka----------------------- 13
Falalka amaanta iyo amaandarada---------- 14
Falka aan qaadan asal ahaan xarfaha------- 15
Falalka makordhaha iyo kordhaha---------- 16
Hamzada dhajisada iyo goynta
Adeegsiga qaamuusyada--------------------- 17
Falka xoojiyaha iyo maxoojiyaha----------- 19
Falka layaqaanaha
Gudbaha iyo magudbaha-------------------- 20
Dhamaha iyo madhamaha
Isbadalka shaqalka erayga u dambeeya---- 22
Kordhowga joogtada iyo meelaheeda----- 23
Reebka joogtada iyo meelaheeda
Gartada iyo lamagartada----------------------24
Magac uyaalka
Magaca gaarka ah----------------------------- 25
Magaca muujiyaha
Magaca xiriiriyaha--------------------------- 26
Gartada qodobka----------------------------- 27
2
Makordhaha iyo kordhaha
Alifka gaaban iyo ya'da dhimanaha--------28
Labka iyo dheddigga-------------------------29
Kooxaha iyo xeerarkeeda--------------------31
Yaraynta iyo xeerarkeeda--------------------32
Xiriirtada iyo xeerarkeeda
Magaca labashaqlanaha----------------------33
Magac faleedka
Asalada-----------------------------------------34
Magaca falaha
Magaca lafalaha
Astaanta u egtada magaca falaha
Magaca barbardhigaha---------------------- 35
Magaca goorta iyo magaca goobta
Magaca qalabka
Falaha magacyada--------------------------- 36
Falaha
Utaaganaha falka
Yeelaha iyo sheegtada---------------------- 37
Sheegtada (runtii) iyo walaalaheed
Macnayaalka qodobyada
Lafalaha magacyada------------------------ 38
Lafalaha dhan
Lafalaha-------------------------------------- 39
Lafalaha dartiis
Lafalaha lajira
Yorumlar
Henüz yorum yok. Faydalı bir düşünceyi ilk paylaşan siz olun.
İlgili
Qaamuuska carabiga oo kooban
islamicmedia.tv
3 views · 5 months ago
Qaamuus soomaali carabi oo kooban
islamicmedia.tv
3 views · 5 months ago
Siduu u tukan jirey Nebiga naxariista Eebbe iyo nabadgelyadiisa korkiisa ha ahaatee oo kooban
islamicmedia.tv
4 views · 5 months ago
ISLAAMKA ODHAAH KOOBAN OO UGA HADLAYSA ISLAAMKA, SIDA QUR'AANKA KARIIMKA IYO SUNADDA NABIGU-SALLALLA
islamicmedia.tv
7 views · 5 months ago
Sheekooyinkii ugu wanaagsanaa
islamicmedia.tv
3 views · 5 months ago
Xeerarka tajwiidka Qur’aanka
islamicmedia.tv
3 views · 5 months ago
عظماء في التاريخ
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
من أحكام صلاة المرأة في الحرمين
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
البرنامج اليومي للمسلمة في شهر رمضان
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
أحكام المرأة في الصلاة دراسة فقهية مقارنة
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago