LibraryBelgeler
Qaamuus soomaali carabi oo kooban
Qaamuuska soomaali carabi oo kooban waxaan u qoray Soomaalida jecel iney bartaan afka Qur’aanka kariimka. By: c.rizaaq maxamed cilmi Source: IslamHouse.com · c.rizaaq maxamed cilmi
Kitaptan
Metnin ilk sayfaları. Tamamını okumak için yukarıdaki kitabı açın.
Qaamuus soomaali carabi oo kooban
Qore CabdiRisaaq Maxamed Cilmi “ina Warfaa”
Weli lama daabicin kitaabkan
1
Qof kasta ayaa xaq u leh inuu daabacdo
qaamuuskan oo ma dhowrsana
La soo xiriirka qoraha ee ku saabsan qaamuuska
Haddii aad xiiseyneysid qaamuuskan oo aad
dooneyid inaad ogaato sidii lagu heli lahaa, iyo
haddii aad ku aragtid khaladaad xagga tarjamada
ah, Eebbe kaliya ayaa dhamaystirane ha kaa
abaalmariyo. Waxaad fadlan kala soo xiriiri kartaa
cinwaanka
qoraaga
qaamuuskan
bariidka
xaasuubkiisa
"e-mailkiisa"
oo
ah:
”ina_warfaa@hotmail.com”.
Mahadnaq
Waxa aan ugu horrayntii u mahadnaqayaa Eebbe,
oo igu galadaystay nimcooyin tira badan oo aanan
koobi karin. Ka dibna waxaan u mahadnaqayaa
dhammaan dadkii igu caawiyey talo, fikrad,
dhiiragalin iyo sida habka wax loogu qoro
xaasuubka "kombiyuutarka" gaar ahaan Bile.
Waxaan idin leeyahay .
اآ ا ا
2
Tixraac qoraalo
Inta badan qoraalkeygan waxaan adeegsaday
qaamuus ku jira shabakadda ”internetka”,
Qaamuuska af – Soomaaliga ee uu qorey Yaasiin
C. Keenadiid iyo qaamuusyo kaleba.
Qoraha
Helsinki jimce 13.7.1428 H. oo ku aaddan
27.7.2007 M.
Yorumlar
Henüz yorum yok. Faydalı bir düşünceyi ilk paylaşan siz olun.
İlgili
Qaamuuska carabiga oo kooban
islamicmedia.tv
3 views · 5 months ago
Naxwaha carabiga oo kooban
islamicmedia.tv
3 views · 5 months ago
QURAANIKA KARIIMKA Iyo Tarjamada Macnihiisa Ee Afka Soomaaliga
islamicmedia.tv
6 views · 5 months ago
Siduu u tukan jirey Nebiga naxariista Eebbe iyo nabadgelyadiisa korkiisa ha ahaatee oo kooban
islamicmedia.tv
4 views · 5 months ago
Qur’aanka Kariimka iyo tafsiir sahlan ee macaanadiisa afka Soomaaliga
islamicmedia.tv
5 views · 5 months ago
ISLAAMKA ODHAAH KOOBAN OO UGA HADLAYSA ISLAAMKA, SIDA QUR'AANKA KARIIMKA IYO SUNADDA NABIGU-SALLALLA
islamicmedia.tv
7 views · 5 months ago
Sheekooyinkii ugu wanaagsanaa
islamicmedia.tv
3 views · 5 months ago
Xeerarka tajwiidka Qur’aanka
islamicmedia.tv
3 views · 5 months ago
عظماء في التاريخ
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
من أحكام صلاة المرأة في الحرمين
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago