Libraryوثائق
Qaamuuska carabiga oo kooban
Qaamuuska carabiga waxaan ka turjumay qaamuuska la yiraahdo "Sixaaxii oo la soo koobay" مختار الصحاح ee uu qorey Maxamed Abuubakar Cabdulqaadir oo loo yaqaan "Ar-raazi". Mana wada turjumin qaamuuskaasi ee waan soo koobay. By: c.rizaaq maxamed cilmi, maxamed binu abubakar Ar-raazi Source: IslamHouse.com · c.rizaaq maxamed cilmi, maxamed binu abubakar Ar-raazi
من الكتاب
الصفحات الأولى من النص. افتح الكتاب أعلاه لقراءته كاملًا.
Qaamuuska carabiga oo kooban
Qore Maxamed Abiibakar Cabdilqaadir “Ar-raazi”
!
Turjume: CabdiRisaaq Maxamed Cilmi “ina Warfaa”
Qof kasta ayaa xaq u leh inuu daabacdo tarjamada
qaamuuskan oo ma dhowrsana
1
Waxaa daabacay Kirja kerrallaan Helsinki Finland
La soo xiriirka turjumaha ee ku saabsan
qaamuuska
Haddii aad xiiseyneysid qaamuuskan oo aad
dooneyid inaad ogaato sidii lagu heli lahaa, iyo
haddii aad ku aragtid khaladaad xagga tarjamada
ah, Eebbe kaliya ayaa dhamaystirane ha kaa
abaalmariyo. Waxaad fadlan kala soo xiriiri kartaa
cinwaanka turjubaanka qaamuuskan bariidka
xaasuubkiisa
"e-mailkiisa"
oo
ah:
”elab@suomi24.fi”.
Mahadnaq
Waxa aan ugu horrayntii u mahadnaqayaa Eebbe,
oo igu galadaystay nimcooyin tira badan oo aanan
koobi karin. Ka dibna waxaan u mahadnaqayaa
dhammaan dadkii igu caawiyey talo, fikrad,
dhiiragalin iyo sida habka wax loogu qoro
xaasuubka "kombiyuutarka" gaar ahaan macalin
Jaamac. Waxaan idin leeyahay .
اآ ا ا
2
Taariikh nololeedka qoraha oo kooban iyo tixraac
qoraalo
Qaamuuska
carabiga
waxaan
ka
turjumey
qaamuuska la yiraahdo "Sixaaxii oo la soo
koobay" ر ا
حee uu qorey Maxamed
Abuubakar Cabdulqaadir oo loo yaqaan "Ar-
raazi". Mana wada turjumin qaamuuskaasi ee
waan soo koobay. Ar-raazi wuxuu ahaa af-yaqaan
Eebbe ha u naxariistee. Wuxuuna leeyahay kutubo
dhowr ah oo uu ka mid yahay qaamuuskan.
Hordhaca qoraha
ا ا ا
Waxaan ku bilaabayaa magaca Eebbaha
Naxariistaha guud Naxariistaha gaar.
Waxaa mahad iska leh Eebbe, naxariista iyo
nabadgalyadiisa korkiisa ha ahaatee uunkiisa kii
ugu wanaagsanaa Maxamed ee loo soo direy
dadkii ugu wanaagsanaa iyo reerkiisa iyo intii
التعليقات
لا توجد تعليقات بعد. كن أول من يشارك بتأمّل نافع.
ذات صلة
Naxwaha carabiga oo kooban
islamicmedia.tv
3 views · 5 months ago
Qaamuus soomaali carabi oo kooban
islamicmedia.tv
3 views · 5 months ago
Siduu u tukan jirey Nebiga naxariista Eebbe iyo nabadgelyadiisa korkiisa ha ahaatee oo kooban
islamicmedia.tv
4 views · 5 months ago
ISLAAMKA ODHAAH KOOBAN OO UGA HADLAYSA ISLAAMKA, SIDA QUR'AANKA KARIIMKA IYO SUNADDA NABIGU-SALLALLA
islamicmedia.tv
7 views · 5 months ago
Sheekooyinkii ugu wanaagsanaa
islamicmedia.tv
3 views · 5 months ago
Xeerarka tajwiidka Qur’aanka
islamicmedia.tv
3 views · 5 months ago
عظماء في التاريخ
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
من أحكام صلاة المرأة في الحرمين
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
البرنامج اليومي للمسلمة في شهر رمضان
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
أحكام المرأة في الصلاة دراسة فقهية مقارنة
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago