Libraryوثائق
Xeerarka tajwiidka Qur’aanka
Xeerarka qurxinta aqriska Qur’aanka, أحكام تجويد القرآن waxaan u qoray Soomaalida jecel iney bartaan, rabana inay u sii gudbiyaan caruurtooda. By: c.rizaaq maxamed cilmi Source: IslamHouse.com · c.rizaaq maxamed cilmi
من الكتاب
الصفحات الأولى من النص. افتح الكتاب أعلاه لقراءته كاملًا.
Xeerarka tajwiidka Qur’aanka
Qore CabdiRisaaq Maxamed Cilmi “ina Warfaa”
Fiiro gaar ah: Fadlan tixgeli aayadaha Qur'aanka
ah ee qoraalkan la socda oo ha dhigin meel
dayacan.
2011 - 1432
1
Weli lama daabicin kitaabkan
Qof kasta ayaa xaq u leh inuu daabacdo kitaabkan
oo ma dhowrsana
La soo xiriirka qoraha ee ku saabsan kitaabka
Haddii aad xiiseyneysid kitaabkan oo aad
dooneyid inaad ogaato sidii lagu heli lahaa, iyo
haddii aad ku aragtid khaladaad, Eebbe kaliya
ayaa dhamaystirane ha kaa abaalmariyo. Waxaad
fadlan kala soo xiriiri kartaa cinwaanka qoraha
kitaabkan bariidka xaasuubkiisa "e-mailkiisa" oo
ah: ina_warfaa@hotmail.com.
Mahadnaq
Waxaan ugu horeyntii u mahadnaqayaa Eebbe, oo
igu galadaystay nimcooyin tira badan oo aanan
koobi karin. Ka dibna waxaan u mahadnaqayaa
dhammaan dadkii igu caawiyey talo, fikrad iyo
dhiiragalin, gaar ahaan Xaaji Xasan Maxamed
Aaden iyo Yaasiin A. Ciid. Waxaana idin
leeyahay .
اآ ا ا
2
Hordhaca qoraha
Waxaan ku bilaabayaa magaca Eebbaha
Naxariistaha guud Naxariistaha gaar.
Waxaa mahadda iska leh Eebbe, naxariis iyo
nabadgalyadiisana korkooda ha ahaato
addoomadiisa uu doortay.
Kani waa xeerarka qurxinta aqriska Qur’aanka,
أم ا
ن
ulajeedadaydu waxay tahay in aan ugu dhawaado
Eebbe, aniga oo ugu qoraayo afka soomaaliga
axkaamta tajwiidka Qur’aanka, dadka jecel iney
bartaan, rabana iney u sii gudbiyaan caruurtooda.
Waxaana ku tala jiraa kitaabkan ka dib inaan soo
saaro labadan kitaab oo kala ah sheekooyinkii ugu
wanaagsanaa
,أ اiyo taariikh nololeedkii
nebi Maxamed n.n.k. oo kooban iyo Asxaabtiisa r.
)#(ة ة '" &ة ا$#" و اhadduu Eebbe
yiraahdo.
Waxaan ugu dambayntii Eebbe ka baryayaa in uu
التعليقات
لا توجد تعليقات بعد. كن أول من يشارك بتأمّل نافع.
ذات صلة
Qaamuuska carabiga oo kooban
islamicmedia.tv
3 views · 5 months ago
Qaamuus soomaali carabi oo kooban
islamicmedia.tv
3 views · 5 months ago
Naxwaha carabiga oo kooban
islamicmedia.tv
3 views · 5 months ago
Sheekooyinkii ugu wanaagsanaa
islamicmedia.tv
3 views · 5 months ago
Siduu u tukan jirey Nebiga naxariista Eebbe iyo nabadgelyadiisa korkiisa ha ahaatee oo kooban
islamicmedia.tv
4 views · 5 months ago
عظماء في التاريخ
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
من أحكام صلاة المرأة في الحرمين
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
البرنامج اليومي للمسلمة في شهر رمضان
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
أحكام المرأة في الصلاة دراسة فقهية مقارنة
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
توحيد الألوهية أساس الإسلام
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago