کتاب سے
متن کے ابتدائی صفحات۔ مکمل پڑھنے کے لیے اوپر کتاب کھولیں۔
2
3
Waxyigii Ugu Dambeeyay
Qur'aanka sharafta badan waa Waxyigii Ugu Dambeeyay
(Kelmadii ugu Dambeysay), ee Ilaahay (Allaah) ku soo dejiyay
Nebi Muxammad (Naxariista iyo Nabadgelyada Alle korkiisa ha
ahaatee). Quraanku waa dastuur rabbaani oo loo soo dejiyay in
lagu xakameeyo oo lagu maamulo nolosha Aadanaha.
Wuxu sheegaa aqoonta biyo kama dhibcaanka ah ee Abuuruhu
Alle u leeyahay khalqigiisa. Wuxu daaha ka qaadaa xaqa
waxaana uu Aadanaha ugu yeeraa dariiqa xaqa iyo toosnaanta.
Waxaa ku jira macluumaad ku saabsan qaddarka iyo masiirka
Aadanaha. Dadka ayuu wax baraa oo maskaxdooda, ruuxdooda,
dhaqankooda iyo bulsho-la-dhaqankooda gaarsiiya heerka ugu
sarreeya markay fahmaan oo ku dabbaqaan noloshooda.
Quraanku waa mucjiso abadi ah oo la siiyay Nebiga, Muxammad,
oo caddayn u ah nebinimadiisa; sidaas darteed, waa khaas oo
wax loo dhigi karaa ma jiraan. Inkastoo la soo dejiyay afar iyo
toban qarni ka hor, illaa hadda wax iska beddelay ma jiro oo waa
asalkiisii (marka uu ku qoran yahay Luuqadiisii asalka ahayd ee
Carabiga).
Alle wuxu Qur'aanka noogu sheegay "inuu Isagu soo dejiyay
Kelmadiisa Qur'aanka) oo Isagu ilaalin doono." (15:9)
Sidoo kale Alle wuxu Qur'aanka inoogu sheegay: "Waxaad
dhahdaa, "Hadday u kulmaan insi iyo jinni inay la yimaadaan
quraankan oo kale, lama imaan karaan wax la mida, qaarkood
qaar haba caawiyeene." (17.88)
4
تبصرے
ابھی کوئی تبصرہ نہیں۔ سب سے پہلے کوئی مفید بات شیئر کریں۔
متعلقہ
Rasuulkii Ugu Dambeeyay
islamicmedia.tv
1 view · 5 months ago
عظماء في التاريخ
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
من أحكام صلاة المرأة في الحرمين
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
البرنامج اليومي للمسلمة في شهر رمضان
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
أحكام المرأة في الصلاة دراسة فقهية مقارنة
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
توحيد الألوهية أساس الإسلام
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
شرح رسالة القواعد الأربع
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
توحيد الرب
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
شرح خطبة الحاجة
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
إِلاَّ لِيَعْبُدُونِ - كيف يوحد القرآن وجهة الإنسان؟
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago