Kitaptan
Metnin ilk sayfaları. Tamamını okumak için yukarıdaki kitabı açın.
1
2
3
Hal Farriin oo Kaliya!
Ilaahay (SW) tan iyo abuuritaankii Aadan iyo Xaawa, wuxuu dadka u
soo gudbinayey hal diin oo xaq ah oo leh hal farriin oo asal ah, taasoo
marar badan loogu celceliyey bani’aadamka. Si loogu amro dadka
inay rumeeyaan Allihii Abuuray oo keliya, una caabudaan Ilaahay
kaligiis, si loogu xusuusiyo xaqa oo loogu soo celiyo jidka toosan,
wuxuu Ilaahay (SW) u soo diray Nabiyo iyo Rusul- badan oo ay
ka mid yihiin Aadan, Nuux, Ibraahim, Muuse, Ciise, iyo Muxammad
(NNKH). Nabiyadan iyo Rusushaan waxaa loo soo diray inay dadka
ku hanuuniyaan isla diinta Ilaahay oo ay gudbiyaan farriintan qura:
ILAHAHAAGA RUNTA AH, ALLAAH, WAA KALI CAABUD
ILAAHAY KELIGIIS.
Dhab ahaantii, dhammaan Nabiyada iyo Rususha waxay faafiyeen
hal farriin oo isku mid ah, sidaa darteed, diintoodu waxay ahayd mid
kali ah – Diinta Islaamka!
U hogaansanaanta Ilaahay (SW) waa asaaska farriintooda. Ereygan
‘HOGAANSAMID’ wuxuu qeexayaa macnaha ereyga Carabiga ah
ee ‘ISLAAM’.
Qur’aanka Kariimka ah wuxuu caddeeyaa in u hogaansamidda
Ilaahay, ama ‘Islaamku’ ay tahay diinta xaqa ah ee Aadan iyo
dhammaan Nabiyada iyo Rususha Ilaahay.
Baybalka (Bibiliyada) waxaa ku xusan oraaho badan oo Ciise
(NNKH) ku barayo dadka raacsan inay fuliyaan doonista Ilaahay oo
ay ilaaliyaan amarradiisa. Sidoo kale, Baybalka wuxuu tilmaamayaa
macnaha Islaamka (u-hogaansamidda Allaah) sida hadalkan:
"Haddaba, naftiinna ha u hoggaansanto Allaah." (James 4:7)
Ereyga ‘Muslim’ wuxuu loola jeedaa qof u hogaansama doonista
Ilaaha keliya ee runta ah; sidaas darteed, Muslimiintu waxay si dhab
ah u raacsan yihiin Anbiyada Aadan, Nuux, Ibraahim, Muuse, Ciise,
Muxammad (NNKH) iyo dhammaan Nabiyada kale.
Yorumlar
Henüz yorum yok. Faydalı bir düşünceyi ilk paylaşan siz olun.
İlgili
shariicada iyo diinta oo sifiican loo kamilay iyo in bidca lalayimaado khatarnimadeeda
islamicmedia.tv
1 view · 5 months ago
Kitaab gaaban oo faa'iida u leh Muslimka diinta ku cusub
islamicmedia.tv
1 view · 5 months ago
عظماء في التاريخ
islamicmedia.tv
1 view · 10 hours ago
من أحكام صلاة المرأة في الحرمين
islamicmedia.tv
1 view · 10 hours ago
البرنامج اليومي للمسلمة في شهر رمضان
islamicmedia.tv
1 view · 10 hours ago
أحكام المرأة في الصلاة دراسة فقهية مقارنة
islamicmedia.tv
1 view · 10 hours ago
توحيد الألوهية أساس الإسلام
islamicmedia.tv
1 view · 10 hours ago
شرح رسالة القواعد الأربع
islamicmedia.tv
1 view · 10 hours ago
توحيد الرب
islamicmedia.tv
1 view · 10 hours ago
شرح خطبة الحاجة
islamicmedia.tv
1 view · 10 hours ago