کتاب سے
متن کے ابتدائی صفحات۔ مکمل پڑھنے کے لیے اوپر کتاب کھولیں۔
1
2
3
Ma jeceshahay in aad wax badan ka ogaato 'Talooyinkaas'?!
aan idin la wadaago iyana...
Kitaabka madaxa buurta barafka ah
‘waxay’ ...
Waxay nagu dhiirigelisaa inaan dadka kale u lahaano niyad wanaagsan,
dabeecad wanaagsan, iyo dareen naxariis leh.
Waxay nabaraysaa inaan dadka kale cafino, oo aan dadka kale la jeclaano
waxaan nafteena la jecel nahay.
Waxay nagu boorinaysaa inaan u dhoola cadayno si daacad ah oo aan
farxad iyo yididiilo wanaagsan muujino.
Waxay nagu hagaysaa inaan dadka kale kula dhaqano oo kula macaamilno
si xushmad iyo ixtiraam leh.
Waxay na faraysaa in aynu lahaano edaab iyo dhaqan wanaagsan kulana
dhaqno dadka kale.
Waxay na baraysaa inaan u dabacsanaano xayawaanada, shimbiraha, iyo
deegaanka.
Waxay na faraysaa inaan ixtiraamno oo daryeelno waalidkeenna iyo
waayeelada, oo aan u wanagsanaano xaasaskeenna, carruurteena iyo
xubnaha kale ee qoyska.
Waxay nagu dhiirigelisaa inaan caawinno, quudinno, oo taageerno, kuwa
taagta daran, kuwa saboolka ah, kuwa baahan, iyo kuwa naafada ah.
Waxay nagu hagaysaa inaan noqono deeqsiyaal, samafalayaal,
gargaarayaal, oo iskaashi sameyno.
Waxay nagu boorinaysaa inaan noqono kuwa wanaagsan anagoo isku
hawlayna shaqooyinka iskaa wax u qabsada ah iyo adeegyada bulshada.
Waxay noo sheegaysaa in bini'aadamka ugu fiican ay yihiin kuwa ugu
faa'iidada badan bini’aadamka kale.
Waxay caddaynaysaa in kuwa dadka ugu sharafta iyo karaamada badan
yihiin kuwa ugu cibaado iyo xaq dhawrista badan, oo qalbigoodu nadiif ka
yahay xaasidnimada, nacaybka iyo isla waynida.
Waxay nagu dhiirigelinaysaa inaan fikirno, u dhug yeelano, sababayno, oo
aan ku salayno iimaankeena iyo qiimaynteena ee cadaymaha cadcad.
تبصرے
ابھی کوئی تبصرہ نہیں۔ سب سے پہلے کوئی مفید بات شیئر کریں۔
متعلقہ
عظماء في التاريخ
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
من أحكام صلاة المرأة في الحرمين
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
البرنامج اليومي للمسلمة في شهر رمضان
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
أحكام المرأة في الصلاة دراسة فقهية مقارنة
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
توحيد الألوهية أساس الإسلام
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
شرح رسالة القواعد الأربع
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
توحيد الرب
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
شرح خطبة الحاجة
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
إِلاَّ لِيَعْبُدُونِ - كيف يوحد القرآن وجهة الإنسان؟
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
Resumo do livro Seleção de Hadiths Proféticos
islamicmedia.tv
1 view · 1 day ago