LibraryDocuments
Habka ugu wacan oo lugu gaaro Nolosha wanaagsan
Habka ugu wacan oo lugu gaaro Nolosha wanaagsan Source: IslamHouse.com
Extrait du livre
Les premières pages du texte. Ouvrez le livre ci-dessus pour le lire en entier.
Habka ugu
wacan oo lugu
gaaro Nolosha
wanaagsan
Waxaa Qoray Shiikh cabdi raxmaan bin naasir al sicdi Ilaahay ha
unaxariistee-
Waxaan ku bilaabayaa Magaca Allaah Ee Naxariista Naxariis guud
(Muslim iyo Gaalba, Dad iyo Duunyaba) mid gaar ahna ugu
naxariista Mu'miniinta (Maalinta Aakhiro).
2
3
Tarjumad kusaabsan shiikha
kitaabka qoray
Risaaladan horteena taala waxay xariiqaysaa Nolosha
dhabta ah uu raadinhayo uuna dadaalayo qofka wuuna u
ictimaadayaa arinkaa adilada quraanka iyo tan nabiga uu
natusay. ninka mu'minka ah iyo mujtamicu waa mida
ayradinayaan, waayo waa wadada kaliya oo loo maro
Nolosha ayado kudhisan alle kacabsi iyo raali ahaanshihiisa.
waxaa risaaldan iyo kitaabkaan qoray shiikha cilmiga
badnaa: (cabdi raxmaan bin naasir bin cabdalah aali sicdi) oo
ku dhashay magaalada "cuneeza" Ee Qasiim oo katirsan
gobalka Najdi ee sucuudi ah. markuu yaraa ayay labadiisi
waalid ay dhinteen laakin wuxuu ahaa nin aad u maskax
badan oo cilmiga jecel. Quraanka xifdintiisa ayuu bilaabay
isagoo aad u yarlaba iyo toban jirna wuu ku dhameeyey, isla
markiiba wuxuu guda galay cilmiga barashadiisa culimada
wadankiisa ayuu kaqaatay iyo qeerkooda dadaalka ayuu
badiyay ilaa uu kagaaray kaalin heer sare cilmiyada la barto.
markii ay ahayd ta'diisu sadex iyo labaatan jir ayuu
bilaabay inuu isku keeno cilmiga barashadiisa iyo inuu baro
dadka kana faaiidaysto una faaiideeyo waqti badan ayuu
kuqaatay dad badan way ku intifaaceen.
Commentaires
Aucun commentaire pour l'instant. Soyez le premier à partager une réflexion utile.
À voir aussi
Sheekooyinkii ugu wanaagsanaa
islamicmedia.tv
3 views · 5 months ago
عظماء في التاريخ
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
من أحكام صلاة المرأة في الحرمين
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
البرنامج اليومي للمسلمة في شهر رمضان
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
أحكام المرأة في الصلاة دراسة فقهية مقارنة
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
توحيد الألوهية أساس الإسلام
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
شرح رسالة القواعد الأربع
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
توحيد الرب
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
شرح خطبة الحاجة
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
إِلاَّ لِيَعْبُدُونِ - كيف يوحد القرآن وجهة الإنسان؟
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago