LibraryDocuments
ISLAAMKA ODHAAH KOOBAN OO UGA HADLAYSA ISLAAMKA, SIDA QUR'AANKA KARIIMKA IYO SUNADDA NABIGU-SALLALLA
ISLAAMKA ODHAAH KOOBAN OO UGA HADLAYSA ISLAAMKA, SIDA QUR'AANKA KARIIMKA IYO SUNADDA NABIGU-SALLALLAAHU CALAYHI WASALAM- UGA WARAMEEN. Source: IslamHouse.com
Extrait du livre
Les premières pages du texte. Ouvrez le livre ci-dessus pour le lire en entier.
ISLAAMKA
ODHAAH KOOBAN OO UGA HADLAYSA
ISLAAMKA, SIDA QUR'AANKA KARIIMKA IYO
SUNADDA NABIGU-SALLALLAAHU CALAYHI
WASALAM- UGA WARAMEEN.
Waa kitaab muhiim ah si kooban u qeexaya: islaamka, wanaagiisa, iyo
asalka uu ku dhisan yahay, ama u ah gundhiga, oo ah Quraanka kariimka iyo
Sunadda Nabiga- sallallaahu calayhi wasallam-, kitaabkan wuxuu la hadlayaa
dhamaan Muslimiinta iyo inta aan muslimka ahaynba, wuxuna kula hadlaya
afkoodda(luqadoodda), meelkasta iyo millay kastaba, iyo xaalad walba oo ay
ku jiraanba.
(waa nuqul aan ku ururiyay wixii daliil u ah qodobadaas hore ee kusoo
arooray Quraanka kariimka iyo Sunadda Nabiga- sallallaahu calayhi
wasalam-.
1. ISLAAMKU WAA RISAALADA(FARIIN) ILAAHAY, EE KU
SOCOTAY AADAMAHA DHAMAANTOOD, WAA FARIIN ILAAHI AH
EE WAARAYSA, LAGUNA SOO GABOBABEEYAY RISAALADII KA
HOREEYAY
ISLAAMKU WAA FARIINTA U SOCOTA AADAMAHA DHAMAANTII, ilaahay-
koreeye- wuxuu yidhi:
﴿
َكۡثَرَ ٱلنَّاسِ ل َا يَعۡلَمُون
َ
رۡسَلۡنَ َٰكَ إِل َّا كَآفَّةٗ ل ِلنَّاسِ بَشِيرٗاوَنَذِيرٗا وَلََٰكِنَّ أ
َ
وَمَآأ ٨٢ ﴾[سبأ:
28
]
{ Kuuma aanu soo dirin waxaan aheyn dadka oo dhan bishaareeye iyo
dige ahaan, dadku se badankoodu ma ogsoona}. [suurada sab'a, aayadda:
20]
Allaha koreeya waxa uu yiri:
﴿
ۡقُل ِي رَسُولُ ٱَّللَّ ِ إِلَيۡكُمۡ جَمِيعًا
يُّهَا ٱلنَّاسُ إِن
َ
يَ َٰٓأ ...٨٥١﴾
:[األعراف158
]
{ Dheh: Dadow! Hubaal anigu waxaan ahay Rasuul Ilaahay ee loo soo
diray idinka oo dhan}. [Suuradda Al-acraaf, aayada 158]
Allaha koreeye waxa uu yiri:
﴿
ُيُّهَا ٱلنَّاسُ قَدۡجَآءَكُم
َ
يَ َٰٓأ
ُٱلرَّسُول
بِٱلۡحَق ِ مِن رَّب ِكُمۡ فَـ َامِنُواْ خَيۡرٗا لَّكُمۡۚۡ وَِإن تَكۡفُرُواْ فَإِنَّ َّللِ َّ ِ مَا ف ِي
ِٱلسَّ مَ َٰوَ َٰت
ۡرضِ ِۚ وَكَانَ ٱَّللَّ ُ عَلِيمًا حَكِيمٗا
َ
وَٱل ۡأ ٠٧١﴾
:[النساء170
]
{ Aadamow! Hubaal Rasuulku Wuxuu idiinla yimid xaq ka yimid
Rabbigiin, ee rumeeya waa wax idiin roon idinka’e. Haddiise aad rumeyn
diiddaan, haddaba hubaal Allaah baa iska leh waxa jira samooyinka iyo
arlada. Oo Allaah waa wax kasta Ogsoone, Xakiim ah.} [Suuradda An-
nisaa, aayada:170]
ISLAAMKU WAA RISAALADDA(FARIIN) ILAAHAY EE WAARAYSAY,
LAGUNA SOO GABBO GABEEYAY RISAALADIHII KA HOREEYAY, ILAAHAY
WUXUU YIDHI:
﴿
ٌمَّا كَانَ مُ حَمَّد ِ
حَدٖ م ِن ر ِجَالِكُمۡ وَلََٰكِن رَّسُولَ ٱَّللَّ ِ وَخَاتَمَ ٱلنَّبِي ِـۧنَ َۗ وَكَانَ ٱَّللَّ ُ بِكُل
َ
بَآ أ
َ
أ
شَ يۡءٍعَلِيمٗا
٤٠﴾
:[األحزاب40
]
4
{ Muxammad ma aha aabbaha qof ka mid ah raggiina, laakiinse waa
Rasuul Ilaahay iyo kan u dambeeyey Nabiyada31, oo Allaah wax walba
wuu Ogsoon yahay}. [Suuradda Al-axsaab, aayda 40]
2- Islaamka ma ahan diin u gaar ah koox ama cid kaliya, hase
yeeshee waa diintii Ilaahay, Aadamaha dhamaantiina loogu
baaqayo:
Quraanka amarkii ugu horeeray ee ku yimaadaana wuxuu ahaa:
﴿
َٰٓ َي ۡيُّهَا ٱلنَّاسُ ٱعۡبُدُواْ رَبَّكُمُ ٱلَّذِي خَلَقَكُمۡ وَٱلَّذِينَ مِن قَبۡلِكُم
َ
أ
َلَعَلَّكُمۡ تَتَّقُون ١٢﴾
[البقرة:
21
]
{ Aadamow! Caabuda Rabbigiin, idin abuuray idinka iyo kuwii idinka
horeeyayba, waxaadna muddan tihiin inaad dhowrsataan}.[ Suuradda
Albaqarah, aayada 21 ]
Waxa kale oo Allaha koreeya yiri:
﴿يُّهَا ٱلنَّاسُ ٱتَّقُواْ رَبَّكُمُ ٱلَّذِي خَلَقَكُم م ِن نَّفۡسٖ وَ َٰحِدَةٖ وَخَلَقَ مِنۡهَا
َ
يَ َٰٓأ زَوۡجَهَا وَبَثَّ مِنۡهُمَا رِجَالٗا
كَثِيرٗاوَنِسَ آءٗۚۡ وَٱتَّقُواْ ٱَّللَّ َ ٱلَّذِي َتَسَ آءَلُون بِهِۦ رۡحَامَۚۡ إِنَّ ٱَّللَّ َ كَانَ عَلَيۡكُمۡ رَقِيبٗا
َ
وَٱل ۡأ
١﴾
[النساء :
1 ]
{ Dadow sida aad udhan tihiin ka Dhawrsada Rabbigiina Idinka Abuuray
Naf kaliya (Aadam) kana Abuuray naftaa xaggeeda xaaskiisa (Xaawo)
kana tafiiray Xagooda Rag iyo Haween fara baddan}.[ Suuradda An-nisaa,
aayada 1 ]
ibnu cumar -Allaha ka raali noqdee- waxa laga wariyay In Rasuulka ilaahay,
-sallallaahu calayhi wasalam- u khud badeeyay dadka maalintii lafurtay
makah, wuxuuna yiri:
" Hooy aadamow ilaahay baa idinka kaxeeyay kibirtii jaahilliyadda
iyo waynayntii aabayaashiin aad kufaani jireen,ee Dadku waa laba mid
uun; mid baari ah oo ilaah ka cabsi badan oo deeqsi ah iyo mid faajir
ah oo ilaah caasi badan, ilaah aktiisana wax qiimo ah ku lahayn. Dadku
waxay ka wada tafiirmeen Nabi Aadam, Aadamna waxaa laga abuuray
carro, ilaahay -koreeye- wuxuu yiri:
﴿
ۡنثَيَٰ وَجَعَلۡنَ َٰكُم
ُ
يُّهَا ٱلنَّاسُ إِنَّا خَلَقۡنَ َٰكُم م ِن ذَكَرٖ وَأ
َ
يَ َٰٓأ شُعُوبٗا
َوَقَبَآئِل
َكۡرَمَكُمۡ عِند
َ
لِتَعَارَفُوٓاْ ۚۡ إِنَّ أ
ِ َّٱَّلل تۡقَىَٰكُمۡۚۡ إِنَّ ٱَّللَّ َ عَلِيمٌ خَبِير
َ
أ
٣١﴾[الحجرات:
13
]
Commentaires
Aucun commentaire pour l'instant. Soyez le premier à partager une réflexion utile.
À voir aussi
Muhamməd Peyğəmbərin (sallallahu əleyhi va səlləm) şəriətindən kənara çıxmağın hər hansı bir şəxs üç
islamicmedia.tv
7 views · 3 months ago
Məscidun-Nəbəvinin fəzilətləri və ədəbləri, Peyğəmbərin, sallallahu əleyhi va səlləm, və onun iki sə
islamicmedia.tv
4 views · 3 months ago
Poslanik islama – Muhammed, sallallahu 'alejhi ve sellem
islamicmedia.tv
7 views · 3 months ago
Peyğəmbərin (sallallahu aleyhi va səlləm) namaz qılma qaydası
islamicmedia.tv
8 views · 5 months ago
Sunninin Annabi sallallahu alaihi wa sallam Da Zikiroransa Na Yau Da Kullum
islamicmedia.tv
6 views · 5 months ago
QURAANIKA KARIIMKA Iyo Tarjamada Macnihiisa Ee Afka Soomaaliga
islamicmedia.tv
6 views · 5 months ago
Qur’aanka Kariimka iyo tafsiir sahlan ee macaanadiisa afka Soomaaliga
islamicmedia.tv
5 views · 5 months ago
ABC-yada Islaamka
islamicmedia.tv
6 views · 5 months ago
Adabi posjete mesdžida Allahova Poslanika, sallallahu alejhi ve sellem uz dodatak o propisima Hadždž
islamicmedia.tv
5 views · 5 months ago
Odabrani hadisi Allahova Poslanika, sallallahu alejhi ve sellem
islamicmedia.tv
9 views · 5 months ago