LibraryDocuments
Duruusta Muhiimka u ah Umadda oo dhan
By: sh.c.caziiz binu c.laahi bin baaz, xarunta iskaalmaysiga dacwada iyo wacyi galinta jaaliyadaha ee bariga Jida, cabdi raxmaan maxamed qeyliye Source: IslamHouse.com · sh.c.caziiz binu c.laahi bin baaz, xarunta iskaalmaysiga dacwada iyo wacyi galinta jaaliyadaha ee bariga Jida, cabdi raxmaan maxamed qeyliye
Extrait du livre
Les premières pages du texte. Ouvrez le livre ci-dessus pour le lire en entier.
DURUUS MUHIIM U AH
UMADA
DHAMAANTEED
Waxa Curiyay Sheekh
Cabdil Aziiz bin Cabdullaahi bin Baaz
Ilaahay ha unaxariistee-
Duruus Muhiim U Ah Umada Dhamaanteed
4
HORDHAC
Waxaan ku bilaabayaa Magaca Allaah Ee Naxariista
Naxariis guud (Muslim iyo Gaalba, Dad iyo Duunyaba) mid
gaar ahna ugu naxariista Mu'miniinta (Maalinta Aakhiro).
Mahad oo idil waxaa leh rabiga uumay caalamka,
naxariis iyo nabadgalyo ha'ahaato Nabi muxamed korkiisa
iyo ehelkiisa iyo saxaabadiisa dhamaantood
intaa kadib:
Kuwani waa kalmado kooban oo cadaynaya qayb ka
mida qodobo ay waajib tahay inay ogaadan oo bartaan
umadu guud ahaan dhanka diintooda, waxaanan u bixiyay
magiciisa: Duruus muhiim u ah Umada dhamaanteed
Ilaahay
ayaan
waydiisanayaa
in
uu
ku
anfaco
muslimiinta, igana aqbalo, isaga ayaa deeqsi kariim ah.
Cabdil Aziiz bin Cabdullaahi bin Baaz
Duruus Muhiim U Ah Umada Dhamaanteed
5
Duruus muhiim u ah Umada dhamaan
DARSIGA KOOWAAD : Suurada Al-faatixa iyo
Suuradaha gaagaaban
Suurada Alfaatixa iyo intii suurto gal ah suuradaha
gaagaaban, laga bilaabo Suurada Az-zalzalah ilaa Suurada
An-naas, akhrin, sixida akhrinteeda, xifdin, iyo sharaxaada
inta ay waajib tahay in la fahmo.
DARSIGA LABAAD: TIIRASHA ISLAAMKA
Cadaynta tiirasha islaamka ee shanta ah: mida koowaad
uguna wayni waa Shahaadada, oo ah in la qiro in ilaahay
mooyee uuna ilaah kale jirin, Muxamedna rasuulkiisa
yahay, taasi oo macnaheedu yahay: ma jiro ilaah la
caabudo oo ilaahay ka sokeeya, cibaado oo dhana isagaa
leh, Shuruudeeduna waa: Aqoon ka badhaxtiran garasho
la'aan, yaqiin ka badhaxtiran shaki, Ikhlaas ka badhaxtiran
shirki, Run ka badhaxtiran been, Jacayl ka badhaxtiran
nacayb, hogaansi ka badhaxtiran Shirki, ogolaansho ka
badhaxtiran diidmo, in laga kufriyo wixii la caabudo ilaahay
ka sokow, waxaana lagu ururiyay laba bayd oo gabay ah:
Commentaires
Aucun commentaire pour l'instant. Soyez le premier à partager une réflexion utile.
À voir aussi
Ka jawaabista Su'aalaha Muhiimka ah ee Aadanaha
islamicmedia.tv
2 views · 5 months ago
Ku camal falka sunnada iyo axaadiista Rasuulka s.c.w waa waajib Qofkii inkirana wuu gaaloobay
islamicmedia.tv
5 views · 5 months ago
عظماء في التاريخ
islamicmedia.tv
1 view · 10 hours ago
من أحكام صلاة المرأة في الحرمين
islamicmedia.tv
1 view · 10 hours ago
البرنامج اليومي للمسلمة في شهر رمضان
islamicmedia.tv
1 view · 10 hours ago
أحكام المرأة في الصلاة دراسة فقهية مقارنة
islamicmedia.tv
1 view · 10 hours ago
توحيد الألوهية أساس الإسلام
islamicmedia.tv
1 view · 10 hours ago
شرح رسالة القواعد الأربع
islamicmedia.tv
1 view · 10 hours ago
توحيد الرب
islamicmedia.tv
1 view · 10 hours ago
شرح خطبة الحاجة
islamicmedia.tv
1 view · 10 hours ago