Libraryوثائق
Allaah (Allaha Keliya ee Runta ah) MAGACYADA QURUXDA
Allaah (Allaha Keliya ee Runta ah) MAGACYADA QURUXDA Source: IslamHouse.com
من الكتاب
الصفحات الأولى من النص. افتح الكتاب أعلاه لقراءته كاملًا.
2
Magaca Alle yaan ku billaabaynaa,
Allaha Naxariista guud iyo mida gaarka ahba Naxariista
3
Qur'aanka Kariimka ah iyo Nebi Muxammad (Naxariis iyo
Nabadgelyo Korkiisa ha ahaatee) waxay wax inaga barayaan
Magacyada Alle, Ilaaha Keliya ee Runta ah. Tusaale ahaan,
Qur'aanku wuxuu leeyahay:
"Alle waxaa u sugnaaday magacyo wanaag badan, ee ku
barya (ugu yeera)" (7:180)
Marka aynu ducaysanayno ee Alle baryeyno, waxaa la innagu
boorinayaa inaynu Alle ku barino Magacyadiisa quruxda
badan ama magaca ku habboon ee la xiriira baryadeena ama
baahideena. Tusaale ahaan, haddii ducadeenu khusayso
raadinta risiqa iyo khayraadka nolosha, waxaa fiican inaynu Alle
ku barino magaciisa Al-Rasaaq, Risiq-bixiye. Magacyadani ma
muujinayaan inuu Ilaahay ka badan yahay hal; waa magacyo
sharraxaya sifaadaka kala duwan ee Ilaahay, Allaha Halka ah ee
Runta ah.
Ka Bani Aadam ahaan, Marna ma fahmi karno weynaanta Alle,
laakiin hadba inta ay le'eg tahay aqoonta aynu u leenahay
Isaga iyo waxa raali geliya, ayey le'ekaan doontaa jacaylka
iyo cibaadada aynu u hayno. Barashada Allaah - barashada
iyo fahamka Magacyada Ilaahay iyo sifooyinkiisa waxaan ka
helaynaa degenaansho maskaxeed noloshan hadda iyo tan
xigtaba sababtoo ah waxaynu qiraynaa in wax kasta ku jiraan
Alle gacmihiisa kuna dhacayaan Idankiisa.
Sax maahan in Bani Aadamku adeegsado magacyada Ilaahay oo
keligood ah. Muslimiintu waxay leeyihiin magacyo ku bilaabma
Cabdul (oo la macno ah "Addoonkii") laguna xijiyo mid ka mid ah
Allaah (Allaha Keliya ee Runta ah)
MAGACYADA QURUXDA
4
Waa Allaha ugu Naxariista Badan. In kastoo
aynaan marnaba ku dhawaan karayn heerka
naxariistiisa, waynu ka mahadnaqi karnaa oo isku
dayi karnaa intii karaankeen ah inaan u naxariisano
dadka kale.
AR-RAXIIM
AR-RAXIIM
التعليقات
لا توجد تعليقات بعد. كن أول من يشارك بتأمّل نافع.
ذات صلة
Allaha şükür
islamicmedia.tv
5 views · 5 months ago
Uca Allaha edilən səhih dualar və təriflər
islamicmedia.tv
4 views · 5 months ago
Het Woord Van Allaah
islamicmedia.tv
4 views · 5 months ago
Vjerodostojne dove i slavljenje Allaha
islamicmedia.tv
4 views · 5 months ago
Say as Universe Says Laa Ilaaha Illa Allaah
islamicmedia.tv
5 views · 5 months ago
A Day in the House of the Messenger of Allaah
islamicmedia.tv
6 views · 5 months ago
عظماء في التاريخ
islamicmedia.tv
1 view · 8 hours ago
من أحكام صلاة المرأة في الحرمين
islamicmedia.tv
1 view · 8 hours ago
البرنامج اليومي للمسلمة في شهر رمضان
islamicmedia.tv
1 view · 8 hours ago
أحكام المرأة في الصلاة دراسة فقهية مقارنة
islamicmedia.tv
1 view · 8 hours ago