Libraryوثائق
Xulka Mawsuucada Axaadiista Nabiga scw
Xulka Mawsuucada Axaadiista Nabiga scw Source: IslamHouse.com
من الكتاب
الصفحات الأولى من النص. افتح الكتاب أعلاه لقراءته كاملًا.
يةɴاللغة البوس
ܣإعداد القسم العل
اللغة
الصومالية
ܣإعداد القسم العل
1
Waxaan ku bilaabayaa Magaca Allaah Naxariista guud iyo mida gaarka ahba
naxariista.
Horudhac
Mahad oo dhan Allaha Rabul caalamiinka ah ayaa iska leh, Ilaahay naxariis iyo
nabad gelyo ha siiyo Nabigeena Maxamed, ehelkiisii, asaxaabtiisii dhamaantood,
iyo inta wanaaga ku raacday ilaa maalinta qiyaame, intaa ka dib:
Waxa ugu wayn ee ay tahay inuu muslimku ku dadaalo, Akhris ahaan, u fiir-fiirsi
iyo ka fakarid, barasho iyo ku camal fal-kitaabka Ilaahay ka dib- waa sunada
Rasuulka -Salaa Allaahu calayhi wasalam, Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha
siiyee wuxuu yiri:(Waxaan idiinka tegay dadow, wax hadaad qabsataan, aydaan
waligiin lumayn: waa kitaabka Ilaahay ,iyo sunada Nabigiisa).waxaa wariyey
Imaam maalik ,Ilaahay sareeye wuxuu yiri:(Waxaa Rasuulku idiin la yimid qaata
wuxuu idinka reebana ka taga)[Suurada Al xashri: 7]Sidaa darteed ayay ku
dadaashay Jimciyadda adeega tarjamada nuxurka maadooyinka Islaamiga ah ee
afafka kala duwan, iyo Jimciyadda dacwada iyo wacyi gelinta Jaaliyadaha ee
Rabwa diyaarinta Mawsuuco wayn oo lagu uruuriyey Axaadiista Nabiga
nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee, isla markaana lagu tarjumo tiro luuqado ah.
Ilaahay sareeye wuu fududeeyey in laga xusho masuucadaas axaadiis qofka
muslimku ugu baahan yahay diintiisa iyo aduunyadiisaba, , iyadoo ay jirto
mowsuucada oo la soo gaabiyey oo la cadeeyay oo la sharxay macnaheeda, waxaay
tusinayso, iyo faa'idooyinkeeda qaar ka mida, iyo in lagu soo saaray kitaabkaan
lagu magacaaba:(Xulka Mawsuucada Axaadiista Nabiga Nabigu nabadgelyo iyo
naxariis Allaha siiyee.)Waxaa socota shaqo ah in mawsuucadaas lagu tarjumo
dhamaan luuqadaha nool ee aduunka, si nafaceedu caam u noqdo Basharkana lagu
gaarsiiyo luuqadahooda sunada Rasuulka -sallallaahu calayhi wasalam-.
Ilaahay ayaan waydiisanaynaa inuu camalkaan naga aqbalo, kana dhigo camal
barakaysan, Allaha kariimka ahna u khaalis ah, hana ka ajar siiyo cid walba oo ka
caawisay diyaarintiisa, tarjumidiisa iyo faafintiisa.Nabigeena Maxamed ahaa
nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee.
2
)
1
(
–
: االله عليه وسلمƦ االله عنه قال: قال رسول االله صƅطاب رłعن عمر بن ا»
ْȭ
َ ْ
الأ اَمĒȫِإ ُالَم
َرَو ِاالله َƤِإ ُهُتَرْجِهَف ،ِ ِȄوُسَرَو ِاالله َƤِإ ُهُتَرْجِه ْتَنَǓ ْنَمَȯ ،ىَوَن اَم ٍئِرْɏ ِلا اَمĒȫِɉَو ،ِةĒيĕǽاِب ْنَمَو ،ِ ِȄوُس
ُ ِȅ ُهُتَرْجِه ْتَنَǓ
ِهْ َǾِإ َرَاجَه اَم َƤِإ ُهُتَرْجِهَف ،اَهُجĒوَ َǃَي ٍة
َ
أَرْɏا ِو
َ
أ اَهُيبِصُي اَيْȫ
«.
:لبخاريɎ لفظșو»ىَوَن اَم ٍئِرْɏ اĕ ُǘِل اَمĒȫِɉَو ، ِاتĒيĕǽاِب ُالَمْȭ
َ ْ
الأ اَمĒȫِإ«. ]صحيح [
- ]متفق عليه[
(1) – Cumar Binu Khadaab Allaha ka raali ahaadee wuxuu yiri
Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee ayaa yiri:
"Camalku wuxuu ku ansaxayaa niyada, qof walbana wuxuu niyoodo
ayuu leeyahay, qofka hijradiisu tahay Ilaahay iyo Rasuulki dartood,
hijradiisu xaga Ilaahay iyo Rasuulkiisa ayey ahaatay, qofkase
hijiradiisu ahayd inuu aduunyo helo ama haweeney uu guursado
darteed, hijradiisu waa waxa uu u soo hijrooday uun ". Ruwaayada
Bukhaarina waxay ahad: " acmaashu waa niyada uun, qof kastana
wuxuu niyeystay uun buu leeyahay. " [Xadiis Saxiix ah] - [Xadiis la isku
waafaqay]
Sharraxaad:
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu cadeeyey in
camalka dhamaanti niyada loo eegayo, xugunkaasina waa dhamaan
camal walba sida cibaadada iyo mucaamalaadka oo dhan, qofka
camalkiisa u niyeysta inuu nafac helo ma helaayo wax aan nafacaas
ahayn mana helaayo ajar, qofkiise niyeysta inuu Ilaahay ugu dhawaado
camalkiisa wuxuu ka helyaa sawaab iyo ajar hadii xataa uu yahay camal
caadi ah sida cunida iyo cabida.
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee tusaaluu u soo qaatay
si uu u cadeeyo saamaynta ay niyadu ku leedahay camalka, iyadoo
acmaashu siman tahay muuqaalkooda guud, Nabigu wuxuu cadeeyey
qofka u niyeysta hijradiisa ee dalkiisa uga safra Ilaahay raali galinti,
hijradiisu waa mid sharci ah oo Ilaahay aqbalayo, kana ajar siinayo
niyadiisoo runa awgeed, qofka hijradiisa u niyeysta inuu nafac aduun
التعليقات
لا توجد تعليقات بعد. كن أول من يشارك بتأمّل نافع.
ذات صلة
Siyaarada Masjidka Nabiga, Baraarujin iyo tusaalayn ruuxa Soo booqanaya
islamicmedia.tv
4 views · 5 months ago
Ku camal falka sunnada iyo axaadiista Rasuulka s.c.w waa waajib Qofkii inkirana wuu gaaloobay
islamicmedia.tv
5 views · 5 months ago
عظماء في التاريخ
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
من أحكام صلاة المرأة في الحرمين
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
البرنامج اليومي للمسلمة في شهر رمضان
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
أحكام المرأة في الصلاة دراسة فقهية مقارنة
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
توحيد الألوهية أساس الإسلام
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
شرح رسالة القواعد الأربع
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
توحيد الرب
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
شرح خطبة الحاجة
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago