من الكتاب
الصفحات الأولى من النص. افتح الكتاب أعلاه لقراءته كاملًا.
2
3
Rasuulkii Ugu Dambeeyay
Muxammad (Naxariista iyo nabadgelyada Alle korkiisa ha ahaatee),
wiilkii Cabdullaahi, wuxuu ku dhashay magaalada Makka qiyaastii
570 Ciise Dabadii (CE). Waxaa dadkiisu u yaqaaneen Al-amiin (kii
ammaanada badnaa).
Markii Muxammad uu gaadhay da'da afartan, Malakul Jibriil ayaa
u yimi oo soo gaadhsiiyay waxyiga. Markii hore, Nabi Muxammad
waxaa la armay inuu Diinta Islaamka ugu yeedho xubnaha
qoyskiisa dhow sida xaaskiisii Khadiija; ugu dambeyntiina, waxaa
waxyi lagu amray inuu farriinta Alle gaadhsiiyo dhammaan Bani
Aadamka. Intii noloshiisa ka hadhsanayd, farriintaan ayuu dadka
kale sii gaadhsiinaayay, wuxuuna u ahaa Aadamaha tusaale fiican
iyo ku-dayasho wanaagsan. Sannadkii 632, ayuu Nebi Muxammad
dhintay isagoo jira lixdan iyo seddex sannadood.
Nebi Muxammad (Naxariista iyo nabadgalyada Alle korkiisa ha
ahaatee) waxa loogu wacaa "Khaatimkii/kii u dambeeyay Anbiyada."
Maadaama uu yahay Nebigii Anbiyada u dambeeyay, waxaa loo
soo diray si uu u xaqiijiyo dhammaan waxyigii isaga ka horreeyay,
oo uu ku jiro kitaabka Injiil ee Nebi Ciise lagu soo dejiyay.
Qur'aanka Kariimka ah wuxuu caddaynayaa in "Muxammad yahay
Rasuulkii Alle iyo kii u dambeeyay Anbiyada." (33:40)
Si uu u xaqiijiyo xiriirka isaga iyo nebi Ciise ka dhexeeya, Nebi
Muxammad wuxuu yidhi "haddii qof rumeeyo Nebi Ciise oo
dabadeed anna i rumeeyo, wuxuu helayaa laba ajar." Wuxuu sidoo
4
التعليقات
لا توجد تعليقات بعد. كن أول من يشارك بتأمّل نافع.
ذات صلة
Waxyigii Ugu Dambeeyay
islamicmedia.tv
1 view · 5 months ago
عظماء في التاريخ
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
من أحكام صلاة المرأة في الحرمين
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
البرنامج اليومي للمسلمة في شهر رمضان
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
أحكام المرأة في الصلاة دراسة فقهية مقارنة
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
توحيد الألوهية أساس الإسلام
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
شرح رسالة القواعد الأربع
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
توحيد الرب
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
شرح خطبة الحاجة
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago
إِلاَّ لِيَعْبُدُونِ - كيف يوحد القرآن وجهة الإنسان؟
islamicmedia.tv
1 view · 9 hours ago